Cabaas Cali Xasan

Cabaas Cali Xasan

@ccx60

Events

8

News

309

Claps

0

Live: Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda

Maalinta ugu dambeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda iyo wixii kusoo kordho.

Live: Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda & Wax Walba Oo Soo Kordha

Kala Soco Halkaan War walba oo kusoo kordha Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda kubada cagta qaarada yurub iyo aduunka intiisa kale

Live: Si Toos Ah Ula Soco Kulamada Finalka FA Cupka & Kala Baxa La Liga

Kulanka Finalka FA Cupka iyo Kulanka Kala Baxa horyaalka La Liga

Live: Si Toos ah Ula Soco Kulanka Kala Baxa Horyaalka La Liga Ee U Dhaxeeya Barca vs A. Madrid

Kulanka La Liga Barcelona iyo Atletico Madrid

Live + Dood Furan: Isku Aadka Champions League Wareegiisa Quater Finalka

Dood iyo Tabinta isku aadka Champions League

Live: Si Toos Ah Ula Soco Kulamada Haatan Ka Dhacaya Premier League, Stoke vs Man United

Premier League Live Coverage

Live: Si Toos Ah Ula Soco Kulamada Maqribnimadan Ka Dhacaya Premier League, Stoke vs Man United

Tabin Toos Ah Ula Soco Kulamada Premier League ee Maqribnimo

Live: Arsenal & Klose, Monaco & Berbatov, Juventus & Osvaldo, Mangala & Man City Dhamaan Suuqa Kala IIbsiga

Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad.com, maanta waa Jimco waana maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada yurub waxaana lagu wadaa in lasoo xiro caawa saacada geeska Africa marka ay tahay 11:59 PM, Saqda Dhexe. Shabakadda Waxey diyaar u tahay iney soo gudbiso heshiisyada ugu dambeeya ee dhacaya maanta, kuwa loo dhawyahay iyo kuwa haatanba lagu raad Joogo. Dhamaan Kooxaha Waaweyn ee Qaarada Yurub Ayaan Soo sheegi doonaa waxyaabaha ay qorsheynayaan maalinta ugu dambeysa suuqa iyo xidigaha ay wadahadalka kula jiraan iyo hadii ay jiraan xidigo ay la saxiixdeen. Adigana Waaad ku mahadsan tahay akhriskaaga iyo la socodka wararkeena: Warbixinada u fahan iney badbadalayaan saacad walba, war walbana waxaan ku hor qornay mesha aan kasoo xiganay, wixii is badalana waad la socon doontaaan