Live: Arsenal & Klose, Monaco & Berbatov, Juventus & Osvaldo, Mangala & Man City Dhamaan Suuqa Kala IIbsiga

Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad.com, maanta waa Jimco waana maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda qaarada yurub waxaana lagu wadaa in lasoo xiro caawa saacada geeska Africa marka ay tahay 11:59 PM, Saqda Dhexe. Shabakadda Waxey diyaar u tahay iney soo gudbiso heshiisyada ugu dambeeya ee dhacaya maanta, kuwa loo dhawyahay iyo kuwa haatanba lagu raad Joogo. Dhamaan Kooxaha Waaweyn ee Qaarada Yurub Ayaan Soo sheegi doonaa waxyaabaha ay qorsheynayaan maalinta ugu dambeysa suuqa iyo xidigaha ay wadahadalka kula jiraan iyo hadii ay jiraan xidigo ay la saxiixdeen. Adigana Waaad ku mahadsan tahay akhriskaaga iyo la socodka wararkeena: Warbixinada u fahan iney badbadalayaan saacad walba, war walbana waxaan ku hor qornay mesha aan kasoo xiganay, wixii is badalana waad la socon doontaaan

avatar Cabaas Cali Xasan