The best real-time content distribution platform
peeloishift
World Football Index
World Football Index will be running our first ever live podcast; going through the day's transfers and providing live updates on last minute deals from 9pm tonight.
Rogalands Avis
Andrew Huang
Mm shooble
Habeen wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran Webka ataansports.com, waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August oo maanta ku beegn ilaaya caawa saqada dhehxe,waxaa idin soo gudbin doonaa warrakii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada.
cdcxidig114
Arsenal ayaa hadda laga filayaa in ay jawaab ka qaadan doonto dalabka 60 ka milyan ee gini ah ee ay Man City ka gudbisay Alexis Sanchez iyada oo kala dooranaysa in Sanchez ay hadda ku iibiso lacag 60 milyan oo gini ah iyo in 11 bilood kadib ay si xor ah ugu waydo isla Manchester City. Heshiiskasta oo Thomas Lemar lagula soo wareegayo waxaa dhibaato wayn ku ah in uu caawa u ciyaarayo xulka qarankiisa France ee kulanka isreeb reebka koobka aduunka ee ay Holland ka hor imanayaan, wuxuuna heshiiska Lemar ee socon waayay ee Arsenal uu saamayn xoogan ku yeelanayaa in Sanchez uu baxo.
Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran Webka ataansports.com, waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August oo maanta ku beegn ilaaya caawa saqada dhehxe,waxaa idin soo gudbin doonaa warrakii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada.
enwsi.gr
Ο Σέρχιο Αραούχο στην Αθήνα
saby
Onefootball
kostas nezeritis
90PLUS