TOOS Ula Socod Wax Kasta Oo Ka Socda Xarunta Baarlamaanka!!!

Waxaa maanta golaha dhexe ee baarlamaanka ka socda kulan aan caadi ahayn kaas oo laba ajendde oo kala duwan looga hadlayo. Meel kasta oo ay Soomaalidu joogaan aad ayaa loo hadal hayaa kulankan, Haddii aannahay shabakadda Shaaciye waxa aan idin soo gudbin doonnaa wararkii u dambeyay ee halkaas ka socda.

avatar cabdiwahaab