LIVE: Wararka Suuqa: Halkaan Kala Soco Dhaq-dhaqaaq Walba Oo Kasoo Kordha Suuqa Kala Iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa (Deadline Day).

Habeen wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran Webka ataansports.com, waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August oo maanta ku beegn ilaaya caawa saqada dhehxe,waxaa idin soo gudbin doonaa warrakii ugu danbeeyay ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada.

avatar Mm shooble