Live: Si Toos ah kala soco xidigo badan oo xalay lala wareegay oo iminka soo gaaraya xarumaha kooxahooda cusub.
Suuqa kala iibsiga xalay waxa uu ahaa mid mucjisa ah waxaana dhacay hishiisyo layaab leh,Arsenal ,Man United Liverpool oo xalay ka muuqan.